VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gumaysi jacayl - Lyrics

aan ordee idaba carar markaan tago adigu imo aan ku diidee ii ooy u ilmee daraadeey aawadey u mudo ciil umudo aawadey umudo ciil umudo aawadey umudo ciil umudo aawadey umudo ciil umudo aawadey umudo ciil (x2) aan ladnaadee ii olol oontiyo anfaca goo waa waa waa waa waa waa amuur la yaab loo la yaab loo waa waa waa waa waa waa amuur la yaab loo waa amuur la yaab loo (x2) ayaamahan kalgacal iyo caashaq layska adag yahay jaceyl lays adoonsadey oo gumeysi ugub iyo wax ku cusub aduunyada (x2) imtixaanka waayaha markaad iimahaagiyo oofta aad u nugushahay la ogaado boogtaad dadba kii asturi laa dadba kii asturi laa dadba kii asturi laa dadba kii asturi laa dadba kii asturi laa iib gashee ka'daadoo eraygaad u nacabtahay ogaaaaan ogaan kuu yidhaahdaa yidhaahdaaa ogaan ogaan ogaan ogaaaaan ogaan kuu yidhaahdaa ogaan kuu yidhaahdaa ayaamahan kalgacal iyo caashaq layska adag yahay jaceyl lays adoonsadey oo gumeysi ugub iyo wax ku cusub aduunyada (x2) Lyrics by Eszthmah Haghi
Queue is empty
-- / --