VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cirka - Lyrics

cirka oo hilaacoo hugucadadiisii ku cartamaysiyo hargeysiyo cidhifyada arabsiyo sida loo ciseeyaa aniguna codkaagiyo asalkaaga quruxda le ugu caafimaadaa curuqyehay ideeqdoo arliga hablaha jira adaa iga cajabiyee aan wadaagno caashaqa waxa aan camal wadaagtaan qurux aad iscelisaan carladiii suleekhiyo xuural ceyntii janadee ana taan calmadaay jaceylkaagan caawaba cadow aan naxayniyo igu noqay cadaabkulul
Queue is empty
-- / --