VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haldhaa - Lyrics

waa gabadh haldhaayoo baal lamoodoo habla taako dheeroo hanaan lasiiyo haybad hub qaad loo habkaa socodka laafyaha bogaa hore kuwada taaal hanaan bay udhalatoo hiyiga iyo laabtiyo halbowlihii nafteydaay hormoodkii arigeygaay hoodiyo hibaad leedahee waakugu hamiyayaa habeen kaam aseexdo hadaan aaday bald kale hadaan dhoof kumaqanahy hablihii da daanada habeen lama kaftamine hadii aad cidlo sehel ha iloobin waligaa hiyiga iyo laabtiyo halbowlihii nafteydaay hormoodkii arligeygaay hoygii jaceylkaay hoodiyo hibaad leedahee
Queue is empty
-- / --