VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan - Lyrics

Inaan hurdo seexan waayay Inaan aawada hadraayoo Hadhkiga inaan ku boodo Miyaad hodaneey ogtahay 2× Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Inuu haftomaaya dhiigu Inaad halistiyo wadnaha Halbawle inaad ku taalo Miyaad hadanow ogtahay 2× Waayahee kawdhe hodaneey Haayee i wad hanadoow Waayahee kawdhe hodaneey Haayee i wad hanadoow Inaad qurux ugu horayso Hablaha inaan ka baydho Horta caashaqu i helay Miyaad hodaneey ogtahay 2× Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Markuu qalbigayga yeedhay Markuu ku habsaday jacaylku Inuu xididada harsado Miyaad hanadoow ogtahay 2× Haayee kawdhe hodaneey Waayahee i wad hanadoow Haayee kawdhe hodaneey Waayahee i wad hanadoow Markaan kaligay hugmaayay Adoon maqan aan hadlaayay Hortayda adaa ka muuqaday Miyaad hodaneey ogtahay 2× Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Haayee kawdhe honadoow Waayahee i wad hodaneey Haday ku helaan cadaawe Inaan kuu hiilin laayoo Naftayda huri laaba Miyaad hanadoow ogtahay 2× Haayee kawdhe hodaneey Waayahee i wad hanadoow Haayee kawdhe hodaneey Waayahee i wad hanadoow
Queue is empty
-- / --