VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maslaha - Lyrics

sida mayga roobkoo masalaha dushiisiyo mirku da ay hargeysiyo ishu milicsanaysoo muunadoodii leedahee kaa maarmi maayee waxad tahay mas ciideed qurux lagu manystee hadaad adigu maqan tahay mugdi weeye noloshuye ma ogtahay niciimaay inaad meel igaga taal sida maahir geeloo meel doogle yahay intaa maqasha loo dhigay miranaysa hawbaa masalkeedii leedahe sida aad iigu maran taa naftuu kuugu maqantoo ma ilaawi karaayee
Queue is empty
-- / --