Heesta Wadnaha igu qabo - Lyrics
Hadaan ku waraysan lahaa
I waraysan lahayd
Hadaan hadaan
Ku waraysan lahaa
I waraysan lahayd
Cishqigaan wadaagnee
Een waayo la gaagaxay
Waani ma kuugu mudan yahay
2×
Macaan wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Xubii wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
2×
Hadaan kuu warami lahaa
Ii warami lahayd
Hadaan hadaan
Kuu warami lahaa
Ii warami lahayd
Wiil yohoow waxaad tahay
Kii ani i deeqee
Wadnaha igaga yaaloo
2×
Macaan wehelkaygiyoow
Ii soo dhawoow
Macaan soo dhawoo
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan qalbigaygiyoow
Ii soo dhawoow
Mukhtaar soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan wehelkaygiyoow
Ii soo dhawoow
Hani soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan qalbigaygiyoow
Ii soo dhawoow
Mukhtaar soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Hadaan ku waraysan lahaa
I waraysan lahayd
Hadaan hadaan
Ku waraysan lahaa
I waraysan lahayd
Wiilasha indhaha iyo
Odayaasha dhiigiyo
Waaxigaa mid dhagaatee
2×
Macaan wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Hani soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Xubii wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Macaan soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Xubii wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Hadaan kuu warami lahaa
Ii warami lahayd
Hadaan hadaan
Kuu warami lahaa
Ii warami lahayd
Kalsoonidaan wadaagniyo
Wacadkii inoo yiil
Wali waan sidaa
2×
Macaan wehelkaygiyoow
Ii soo dhawoow
Xubi soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan qalbigaygiyoow
Ii soo dhawoow
Hani soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan qalbigaygiyoow
Ii soo dhawoow
Mukhtaar soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Macaan qalbigaygiyoow
Ii soo dhawoow
Xubi soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo
Xubii wehelkaygiyeey
Ii soo dhawoow
Yurub soo dhawoow
Waan kuu dhawee
Wadnaha igu qabo