VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xidigta - Lyrics

xigtada aan haweenkiyo xaawaley kadoortee xalaal laygu siiyaay xoogayga jidhkaay xididada jidhkaygaay xinjirtayda dhiigaay xaqsoorkii nafteydaay xurmodii dushaydaay xakamihii ijoojaay xagna kaama aado abidkayna xilo kale xiisahaa ma eego adigaan xabkuu ahay xidigtii aaan doortaay xilka layga saaraay nikaax laygu xidhayee garashada xogtaydaay xaqdhowrka nafteydaay xamdiyey dookheygii xayndaabkii noloshaay xeeradaan ku dhaqanaay hugii aan xidhnaayeey
Queue is empty
-- / --