VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arag - Lyrics

gayaankayga oo idil inantii kaligeed aan ka caashaqee araga deeqdaay aynigayga oo idil inankii kaligii aan ka eegtee ani i deeqoow igu dheer waxaa tahay faa,izaay tahay aroos inaan yagleelnoo ubad aan wadaagnoo arkoo uurku tabayee adiguba waxaa tahay daacadooow taahay indheer garad ragoo idil aan ka aamnoo uurku tabayee sida man iyo ubaxey ilayska dayaxiyoo nuur ii baxaayo araga deeqdaay asal inan gobeedoow hanadkan aayaha nolol ku aaminay ani i deeqoow igu dheer waxaa tahay faa,izaay tahay aroos inaan yagleelnoo ubad aan wadaagnoo tahoo uurku tabayee adiguba waxaa tahay insheer garad ragoo idil aan ka aaminoo uurkaa ku tabayee
Queue is empty
-- / --