VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayaan - Lyrics

xilkastii haweenkkee xaragada u dhalataay timo haba dhabarkee haakimo kusii yaal xubi ig uabuuree xayaatadii naftaydaay xusuus aad wayniyo xiisiyo kalgaal baan kuu hayaa xabiibti xeebtaa boosaasiyo xuduntii gobolka bari taan kasoo xulayeey xaqiiqdii ayaaneey waxaa tahay xariir duna xidigtaan jeclaayeen xurmo gaara siiyaay xarshin iyo ceegaag xadeed oo barwaaqaa maku soo dal xiisnaa xarumaha beerkiyo xididada jidhkaygaba adaa xero ku yeesho ku xayn daabay caashaqa xeebtaa boosaasiyo xududntii gobolka bari taan kasoo xulayeey xaqiiqdiii ayaaneey waxaa tahay xariir dumar
Queue is empty
-- / --