VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa dhabta ah - Lyrics

cashaqa dhabtaa ah ruuxii dhamaa shaw kama dhargee wuu kuba dharsaa inkastooy dhahaan way kala dhinten qofka kugu dhex nool siduu kula dhashaad ugu dhaadataa ka dhaliilayaad is tidhaa dhirbaax yartu dhool la mood dhuuxay dagtoo way igaga dhagtee kama daba dhaceen dhaayuuhu ilmada dhayal uma qubaan dhadhka caashaqaa shaw lagu dhayaa sidaan kuu dhursugo kuuguna dhadhabo hadaad dhaadi layd eray lagu dhintoo qalbigayga dhiba intaad igu dhahduun cidlo ima dhigteen yartu dhool la mood dhuuxay dagtoo way igaga dhagtee kama daba dhaceen
Queue is empty
-- / --