VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garbo siman - Lyrics

garbo siman ubax guri raysliyo gobsan uga baxay guulaamo ciriyo galab libidhadoo fooda is gashiyo jeegaan gudubtiyo xared gob,o tidhi adaan gabadh yahay lagaa garaneeyn goor ay noqotaba waa gar caashaq inaaan geed dheer midho uga guro jacayl gobahoo lamaane is gaya soo gardaadsheen guudoon xor iyo axdi garab helay gaashaan iyo xeer guur xalaaloo gallad uga yimid guusha laba dhinac waa la gaadhee gooray noqotaba waa gar caashaqa inaan geed dheer midh uga guro
Queue is empty
-- / --