VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoodadooda wacan - Lyrics

hoodadadoda wacan ma ahee humaag waa hubaal dhabee halyeey alta iyo hodan baan dharar hosiis ku jirin guurkood habsami loo habeeyayoo hibaa loo kacee hambalyaan dhambaal hawadeena sare hirarka kalgacal haatuf ugu dirnee ducada naga hooya sida hadhka labada galin hakala hanqaarminoo dareen caashaqa ku hilan huubiyoo qalbiyada ku haba sacab heeladani ma ahee hilmaan hal ku maala hee hanad alta iyo hodan suubaneey hoygiinu noqay guri aan haraad aan lahayn hanfoo hud barwaaqadee hadhimada kalgacal hoobaan curdina laga haabsadoo lagu soo hirtee
Queue is empty
-- / --