VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Imtixaan aduun - Lyrics

kolay imtixaan aduun naflahaa kadab loo qoraa kadeed loo soo marshaayeey hawraar kaftanaa caqliga aadmiga loogu kuur galaa micnaha kibirkiyo qabkuna kashii madhan bay dagaan qalbiga kaar laguma shubo kalsoonida buuxiyee labada isla keenayaa korkay iska sii fahmaan caashaqa kalidii qof sida kashiisa usoo bandhiga buuxiya kaalintood kal iyo laab wada jirkeed kasba mid midkeeda kale kalgacal ma muujisee karaamo u dhawrsanoow qalbiga kaar laguma shubo kalsoonida buuxiyee labada isla keenayaa korkay iska sii fahmaan
Queue is empty
-- / --