VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sad Jacayl - Lyrics

Jaceylka Sadkaan ku heeyay Anoo samirkii ku waayay haduu sal fudeed iqaaday Anaa isaseegay keenay Jaceylkaan soo barbaarshay jacaylkaan sahal udeeday Hadaan sahal kaga dhaqaaqay Anaaa Anaa soo daran hanuunshay Maantana saadaalimaayo Naftayda hadaan ku siiyo Suntiisa baan hugsonayaa Inaan sadrigaagada jiifto Jaceylka saadaaladiisa Sareerd iyo sooyadiisu Hadaanan sabool ahaan Sadkiisa bari dhaqaajin Cishqugu waa soo jireenoo Sinaan labadii uqaada Sirtoodana weel ku haysta Ayaa saamihiisa gaara Maantana saadaalimaayo Naftayda hadaan ku siiyo Suntiisa baan hugsonayaa Inaan sadrigaagada jiifto
Queue is empty
-- / --