VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xariir - Lyrics

weedhaha xiisaha kalgacal xoodaamiya laabta ee xusuus ugu soo noq noqan xuquuda jacaylku heedhe xiskayga ku dhawrsanaa xagayga qofkii ku wayn inaan xuso goor kastaba qalbigu ku xujaysanaa xikmada hadalkaygu waa xariir baad tahay cambaro xumaani ka dheertahoo waxaa dadka iigu xiga qofkii ku xidhiidhiyee xogtaada wanaagsan sida xoolahaa urta isu gartee dadkuna is xaqdhawrka iyo xurmay isku waafaqaan midaan kalgacayl xora iyo xaqiiq isu aaminaay inaan ku xafido jacayla niyadaa ku xasisha agtaada xabiibi kuu nuguliyaa xikmada hadalkaygu waa xariir baa tahay cambaro xumaani ka dheertahoo waxaa dadka iigu xiga qofkii ku xiriiriyee xogtaada wanaagsan sida
Queue is empty
-- / --