VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fowsiya - Lyrics

iftiin baxaayay ubax nuurayaya amaan kuu huree hoo edab waanaagsan akhlaaq toosaney amaan ku huree hoo foosiya ilwaadeey hadeed oori baa tee anfac waalidiyo aqbal fiicaneey usluub iyo adeeg arxan laga helay ugbaad iyo udgon la ilaashadaay geesi uur fayowyoo adinkiisu furanyoo iin tiree abaanshaa aadmiga u rooniyo maama maama maama ururiya umu xaawa asli hooyadaa awliyaad ku nuurtee illaahay idinkii ayaanki samaa illaahay idinki aayatiin dambiyo ubad khayr qaba hela foosiya ilwaadey hadeed oori baa tee
Queue is empty
-- / --