VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rashiida - Lyrics

indhahayga u rooneeey rajadaan sugayaay caashaqbaa i rartoo raadgobka dartaa rubuc saac ma ladoo wuu iga raaray hurdee aan ka raysta rafaadka aduunke aan ku rayno rays barwaaqoo aan rooono raaxiyo wanaagee rashiidaay rug iyo reer aan yagleelne hayga raacin aduunoo haygu raajin walaal rashiidaay rug iyo reer aan yagleelnee rabi tuu asturee qurux loo ridridaay raytosi yartaan ku rafiiqnay nafta hedu tay rabtaye aan ka raali noqdee aan ka raysto rafaadka aduunyado aan ku rayno rays iyo barwaaqe rashiidaay rug iyo reer aan yagleelee hayga raacin aduun haygu raajin walaal rashiidaay rug iyo reer aan yagleelnee
Queue is empty
-- / --