VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Quruxdii sulaaqaay - Lyrics

xaq weeyaan salaantuye sad weeyaan jacaylkuye waxa salalka keeniyo sasku waa dhibaatee siraadkii makaadiyo quruxdii suleekhaay waxaan kuu sidaayoon ha saydhinin ku leeyahay u jeedada aan ku saaray inakoo wada siman waxaan ahay sin dheeroo sanadkana timaha dabay hasaawahaana salkiisiyo ma aqaan siduu yahee ha soo socone iga joog sinikhsigana iga daa ha salaago naaskiyo suuradayda quruxdiyo xaajaduna sideedaba waa salo la yaabliyo saqandhii libaaxe qunyar socodku kuu roon saranseer ku gaadhiyo silic kuma bidaayoo sahankaygu waa guul sama iyo wanaag lee sabaalaynta sheekada adaan kuu sifeeyoo waxaan kuu sidaayoon ha saydhinin ku leeyahay u jeedada aan kuu saaray inagoo wada siman aynu wada sacabo tumane ha saluugin waayahay sadada iyo raaxada siiyaa ma sheegte RABIbaan ka sugaya sababtuna waxay tahay tidicayga soohani sahal kuma furmaayee sal fudaydka ha i baran qaali weeye samirkuye waxba ha i sasabanoo sarbeeb aan arkaayiyo sunta ha ila gaadine qunyar socodku kuu roon
Queue is empty
-- / --