Masuul Top 100 songs lyrics chart Contact


A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z
Najiib alfa heesta Go’aan laga gaaray Dajis Embed 171.8K Keedka:

Fikradaada ka dhiibo heestan

Go’aan laga gaaray lyrics

JACEYL GARAN WAYAY
KII SUGAY HADANA
KA GADOODAY KUU RABAY
MISANA U GARAABIN KII HELAY
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN

Lyrics by Masuul.com

DAREEN GODLAN WAAYAY WAA BADAN
HADANA GURAN WAAYO XIISAHA
MARKUU LA GABOOBAY WAAYAHA
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN
GO’AAN LAGA GAAR LAGA GAAR
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN

DADYAHOOW LAGA GAARO YAA GARAN
JACEYL LAGA GAARO YAA GARAN

*******************
JACAYL GAF KA GALA QALBI UU NUGUL
HADANA U RIYAAQA MAAN GURAN
MISANA KU GARDAADSHA MEEL MARAN
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN

CAASHAQA GURI TAAGTAY UU DAGO
HADANA GOGASHIISII CAASIYAY
MARKUU KA GABADAY XILKIISII
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN
GO’AAN LAGA GAAR LAGA GAAR
GO’AAN LAGA GAARO YAA GARAN

DADYAHOOW LAGA GAARO YAA GARAN
JACEYL LAGA GAARO YAA GARAN

Lyrics by Khadra khali