VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idilkood haween - Lyrics

Quruxi adeey quruxi adeey kugu idishahoo araggaaga waa mid indhaha urroon 2x Anigana jaceeyl Aan idlaadin baad igu beertayooo 2x Idilkood haween Waxa igaga filan Adigoon quroo ku ammaaanayaaa 2x Inanyahay mideey Inanyahay mideey Naftu aragtayoo Oggalaatayoo Anfacdaad tahay 2x Anigana jaceeyl Aan idlaadin baa igu beertayoo 2x Idilkood haween waxa igaga filan adigoo quroo ku ammaanayaaa 2x Qurixibe adeey ku gu idishahoo inan yahay mideey naftu aragtayoo adigoo quroo ku ammaanayaa Anigana jaceeyl Aan idlaadin baad igu beertayoo Idilkood haween waxa igaga filan Adigoo quroo ku ammaanayaaa Anigana jaceeyl aan idlaadin baa Quruxiba adeey kugu idishahoo Inanyahay mideey naftu aragtayoo oggalaatayooo anfacdaad taheee
Queue is empty
-- / --