VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaaftoon - Lyrics

kal gacayl ma iinbaa qirashadu ma kiisbaa guushuna ma kootaa kaash qabe ma hany ba kiish yare ma waaba imtixaan ma kowbaa raacdadii ma kaadsaa kalinimo ma wehelbaa xusuustuna ma kaydba kaftankii ma ku digashaa qalbi dookh kulaaloow kaabo taad bidaysiyo keeni way jan jeedhaa kalna wuu socdaalee kaaftoonbaan ku leeyahay kohashadu ma ceebaa jacaylkuna ma kalibaa kalaam hadal ma lacagbaa kalmad qudhi ma hiilbaa ka yaabkuna ma ciilbaa samirkii ma koobaa waanadu ma kaadsaa xusuustuna ma koolaa kibirkuna ma tiilaa
Queue is empty
-- / --