VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun jeer raali noqo - Lyrics

Kalgacayl marbuu kadis kugu helaa Kolna waa dareen kugu soo kacoo Waa kugu horeen amba kugu danbeey Hadaan lagula korin Kulahayn ruux Kalinimo cidlada Wuu kugu dilaaa Aniga kordaha Kaarkii cishqugu Wuu kordhoo igu soo kacyoo Igu laba kacleey Kaama saamrinee Kugu soo noqdee Xabiibi yaa xabiibi Waan kugu gafee kun jeer raali noqo Qalbiguu qalbi igu kalsoon oon ulakac iyo kas udaayacaan kol labaad is iri kasba'oo heloo Fursad kale isiiy Kolba ruux hayuu kugu qabaayee Kurbada maraan la kacaa kufaa Kalmado iyo oraah kuma koobi karo Sidaa kuu taboo kalgacayl dhabay nafta kuu qabtaa Kaama saamrinee Kugu soo noqdee Xabiibi yaa xabiibi Waan kugu gafee kun jeer raali noqo
Queue is empty
-- / --