VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qalbi xada - Lyrics

uuuu yeeeeeaaah Dhabbeey ii xoreeysay anigeee Dhabbeey dhabbeey oo dhabbeey ii xoreeyseee Inkastoo xiskaygii u xawilatay meel kale Inkastoon xisaab galo marka aan xusuustaba oo jaceeyl bilaa xada xambaarsanahay maalamahan 2x Xumadiyo ala xumadiyo xumadiyo xanuunkaa iyo xaajadeeydaa xarka goosanaayeee xaalkeediina maqan yahay waaban ku xamdiyayooo qalbi xada xiskaa raba 2x Uuuuuuuh ooooo yeeeeaaah Dhabbeey ii xoreeysay anigee Dhabbeey dhabbeey oo dhabbeeey ii xoreeyseee Waa xariir bilaa xan ah waa dhabeel xishood badan waa xuural cayn bila xaqa weey taqaanaa qof xil qaadi karayoo guur xambaarsan weeyaan 2x Waa xulkii alla waa xulkii waa xulkii hablaha kacay sheekadeedu waa xeer kaftankeedu xanaf maleh Aaadmi weeye xiisa leh Ood ka xaalad goyneeyn c aqliguna xor yahay wali 2x Xubin weeye igamida xubbiga iyo jacaylkuna dhabbeey dhabbeey dhabeey ii xoreeysteen iyadaan u xiranahay 2x Dhabbeeey ii xoreeysay anigeee
Queue is empty
-- / --