VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

Shukriyeey quruxdiyo asluubta Iftiin nuurkiyo ileeyska Akhlaaq garashiyo aqoonta Astaan gobanimo edaabta Adaa ku abaabay Heeheey uu lala lalaaaa 2x Adaa u qalmoo ammaantaa Shukriyeey gabaygiyo araarta Oraahda jacaylka afkayga Usoo marshay aawadaada 2x Ogoow shukriyeey ogoow Ogoow aayaha danbe ogooow Adaa u qalmoo naftayda Ishaartay ishaartay inaan ku doonto 2x Adaa uurkiyo bogayga kubeeroo arammi caashaq jacaylka adorihiisa u dgoonkiyo qiimihiisa ayaad ku asteeysay hee heey uu lalaa laa-you are so beutifull 2x Abaabul naftaan u ooman ineey kaligaa agjoogto astee muhashada ubaahan adduunyada weheshigaaga 2x Ogoow shukriyeey ogoow ogoow aayaha danbe ogooow adaa u qalmoo naftayda shaartay inaan ku doonto 2x
Queue is empty
-- / --