VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wabi Caashaq - Lyrics

Wabi caashaqoo Wehel aan lahayn Wax ogaal la'aan Sida waali qaba Dhax wataaqayee Taan isla wadnoo Waayahaanba dumar Ka wakiishay baa Inaan wada jrinoo Wada joognay ba Waalidkayda ma ogala Wacanay hadaba War ma wadi karnee keen wadiiqada Jacaylkayna wacan aan Kuwadi lahayn Amranay walaal Aan ku wadai lahayn Hadda waa rabaa Inaan weheshadoo Ma awoodi karoo Dadoo waanidiin Igu wehliyaa Labbo walaal is jecel In loo kala waramo Ma wax soo jiraa Mise waayahaan xaasikaa wadoo Iyo waxii lamid ah Wacanay hadaba War ma wadi karnee keen wadiiqada Jacaylkayna wacan aan Kuwadi lahayn Amranay walaal Aan ku wadai lahayn
Queue is empty
-- / --