VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Damqasho Hooyo - Lyrics

damqashada ogoow ruux dadka kuu xiga jira dusha aan laga garan inuu yahay mid kuu daran dulucdiyo ujeedada damiirkii waalidnimo diintu ina faraysee lagu kala dambayn jiray adaa dumiyay dhaqanki farxadiyo damaashad ilmahaaga oo daayacan dunidani dusheedaa sideed ugu dul nooshoo dadka ula cawaysaa daryeelkiyo xanaanada dulqaadkiyo wax garashada daacadnimo waxaan ahay hooyo loogu dawgalay dugsi lagu hirtaan ahay dambi laga xijaaboo dulmi lagu dhaqaan ahay loo diiday hanashada danta loogu sahan tago haku digan lamaanaha dareen ruuxa kuu xiga dookh kula wadaagoo darin kugula seexdoo kuu diiday lahashada dabci lama sinaadee dareenkii walaalnimo duulqaadkii lahaa adaa diiday wacadki haduu damacu yahay halis kuu diray lugooyada dib miyaad la kulantaa darajo aad lahaydiyo xusuus aan laguu diran farxadiyo damaashaad ilmaahaga oo daayacan dunidan dusheedooo sideed ugu dul nooshahay dadka ula cawaysa a marwa deeqsiyaan ahay damiirkiyo afgarashada haduu nabarku doogsado daawadisa heli kara dun xariira baan ahay deeqsiisay caashaqa doc kastay ahaataba hadii la isla doojiyo dabiibkiisa heli kar a haku digan lamaanaha dareen ruuxa kuu xiga darin kugula seexdoo kuu diiiday lahashada
Queue is empty
-- / --