VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ila qeybso - Lyrics

inan yahow adaan kuwatayoo idilkood ragaba kaa aaminee balantiyo axdigaba ha iloobinoo ha iga aamusine waan kuu ildaranee soo eeg dhankaygoo ila qaybso caashaqa aroor iyo haben naf tosanoo kuuilmeynayseee aragaaga jecel nin adoo kaloo ama dul aqoona kuma ogi ifkee waan kuu iladaranhee soo eeg dhankaygoo ila qaybso caashaqa
Queue is empty
-- / --