VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kugu baraaray - Lyrics

buuralaydii sheekhiyo bixin duulo iyo xeeb oo beri samaadoo xooluhu barqanayaan sida loogu baahdaa kalgacaylkii burururee kugu badhaadhay daymada barwaaaqaystay aragtida bu,da wiilashaydaa kuu buseela eegmada baliyada xareediyo togogaa burqanayee ku butaacay kaymaha boholyawga loo qabo farxad lagu bogaadshad la wadaagtay bilicdee kugu badhaadhay daymada barwaaaqaystay aragtida bu,da wiilashaydaa kuu buseela eegmada waagaa baryaayee sagal baal guduutiyo falaadhaha la beegsaday badhtamaha daruuraha nuurkaa ku baahaa ana ila baabtee kugu badhaadhay daymada barwaaaqaystay aragtida bu,da wiilashaydaa kuu buseela eegmada afar iyo bishoo toban habeenkoo u buuxsamay oo dayixii baruud lihi madawgii bariisaday samadii ka biiyaad bidhaantiisa leedee kugu badhaadhay daymada barwaaaqaystay aragtida bu,da wiilashaydaa kuu buseela eegmada
Queue is empty
-- / --