VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qarni - Lyrics

ileen qaanso geed iyo qoontii jaceelkaan marna kaa qaboobin oo qarsan maayo aniguye raacday way ku raacday qudhani way ku raacday kaana quusan maayee ila qaybso noloshoo qumanahaan jeclaayow sida qaalmo geeloo ee ganayso qoodhii qarni joogi maynee cabdi aan qorshayno caashaqa inuu kibir qaraar yahay qabku aanu fiicneen qolo horana eedoo qoomamay ka gaadheen ogaaday waan ogaaday qiiro iyo ogaadoo intaad qurux uleedahiyo kula qaatay guurka oo qaalidaan jeclaayay sida diinka qolof taleh ama qudhacyo waa wayn qarni joogi maynee nasteexoy aan qorshayno caashaqa qowlka raganimadiyo qiimaynta dhalashaan kugu sii qadariyoo wadnahaad ku qoran tahee ku doortay wuu ku doortay qalbigu wuu ku doortay kaana quusan maayee ila qaybso noloshoo qumanahaan jeclaayow sida qaalmo geeloo ee ganayso qoodhii qarni joogi maynee macaan aan qorshayno caashaqa ubax meel qotoma iyo qalanjadii haween kaay qaabkiyo iyo asluub taad qayrkaaa ku dhaaftay abaartay waad abaartay halbowlaha dhiiga qaadaad huunoy abaartay intaad qurux uleedahiyo kula qaatay guurkoo qaalidaan jeclaayay sida diinka qolof taleh ama qudhacyo waa ween qarni joogi maynee darling aan qorshayno caashaqa
Queue is empty
-- / --