VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Salow - Lyrics

Waa salow kalgacalkuye Anna ma ila sara tagayee Waa sahashanaayaye Ma idhigay sinsirada Ma Zamaano badan baa Sadaal ku noolaa Lyrics by Maalmo.com Ma ilaa salaadaan Soo jeed ku gaaraa? Allahayo Naf sareeya Maxaa qoorta iii surayee ? Sinta iyo hadaan dhabar Seeduhu oo isugulow Socod lama awoodee Jacaylkaan nawada simin Ragga kaan ka saayadey Sahwi iyo dhibaatada Maxay isaaray Kaligeey Meel sabaad dhaxoodii Allahayo Naf sareeya Maxaa qoorta iii surayee ?  
Queue is empty
-- / --