VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xujo jaceyl - Lyrics

dhaaxaan xanibayoo caashaqa xayirayoo meel adag isaga xidhay xadka noo dhexeeyiyo soo dhaaf xuduudii una jabiyay xeerkii waakan xawaariyo xooga igu jiidhiyo xumad igu shidaayiyo ku xasilay naftaydee xagee looga kacayaa kaalayoo xushmeeya xidhiidh ay wadaagaan xadhigiisa furi kara xujadiisa furi kara xaasid ba'an yahay oo xumaan inoo qabo waxa noo xaqiiqa ah cilmibuu xabaaliyo ku xareeyay iiloo hodan xilo u noqonine wali ruux xaq dhawriyo xanaaniyo wanaag iyo xiiso uu u yeeshoo ka xorooba lama arag
Queue is empty
-- / --