VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caku - Lyrics

Cakuyee barashada Barbaa cuduree Cishadaan ku arkaan Canaantay arkoo Waan ciil kaambiyaa codkaygee Waan ciil kaambiyaa codkaygee Hayaay garo oo yaan wanaag La gees marinee Wadadaa bariyee Ku weheshadayee Wadadaa bariyee Ku weheshadayee Warkayiyo ha iga goyn Waraaqaha ee Hayaay garo oo yaan wanaag La gees marinee Nin qurbaha jooga Qaxar ma waayee Nin qurbaha jooga Qaxar ma waayee Intaan qaad la cunaybaan Qalbiga la hadlaa Intaan qaad la cunaybaan Qalbiga la hadlaa Hayaay garo oo yaan wanaag La gees marinee Buurahii jarmalkiyo Barafbaan ku jiraayo Buurahii jarmalkiyo Barafbaan ku jiraayo Uu boholyoobay beelaheeniyee Uu boholyoobay beelaheeniyee Kuu xeesoodayee xee xeebaheene Kuu xeesoodayee xee xeebaheene Hayaay garo oo yaan wanaag La gees marinee la gees marinee La gees marinee la gees marinee
Queue is empty
-- / --