VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaceylku Qabyaalad ma’ahan - Lyrics

Qorshiyo talo kuma imaado Qisiyo waanada ma qaatoo Qofkani kuma rabo ma yeelee 2× Wuxuunbaa kugu qasbaayee Anigu qalad maan samaynee Jacayl jacayl Jacaylku qabyaalad maaha 2× Dabkiyo qasabkaba ma qaatoo Isagu qiimaynbuu mudanyee Qumano waa qaali caashaquye 2× Wuxuunbaa kugu qasbaayoo Anigu qalad maan samaynee Jacayl jacayl Jacaylku qabyaalad maaha 2× Isaga kharash laguma doortoo Ragbaa qaba kuwa shisheeyee Qumano waa qaali caashaquye 2× Wuxuunbaa kugu qasbaayoo Anigu qalad maan samaynee Jacayl jacayl Jacaylku qabyaalad maaha 2×
Queue is empty
-- / --