VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

Aragsaneey waxaa tahay Aragasaneey Uurkayga miduu taboo Dhamaan unugyada jirkiyo Naftayda u oomantahee Astaana waxaad utahay Aqlaaqda wanaagsaniyo Waxaa tahay aamiinaay Hablaha taan ka aaminiyo Ayaan bartaa ku dagayee Hadabba oorideediyee Is afgaradkaan qaaliyee Aslaaxda dhaxdeeniyo Dhismaha qoyskayna wacan Sidee u ilaashanaa aamiinaay Aragasaneeey waxaan ahay Aadame Hadaan aamiinay qaldamay Inaad iga saamaxdaan Macaan rag kaaga ahay AKtayda qiimo wayn oo aanan ilaabin karinee Adaan idlay ku lahoo Abaal baan ku haayaa Ayaan bartaan ku dagayee, ku dagay Hadabba oorideediyee Is afgaradkaan qaaliyee Aslaaxda dhaxdeeniyo Dhismaha qoyskayna wacan Sidee u ilaashanaa aamiinaay
Queue is empty
-- / --