VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arwaax - Lyrics

aduunyada dusheedaa uumiyaha ku wada nool daa,imkeen abuuraa kaa doortay adigoo arwaxdii jidhkagaay ifafaalo muuqdaa waa adiga ikrraaney naf ilmayni awgaa kuu ooyi adiga ma aday kuu ahaatee ila qabo hoo jacaylkani adigoo dhul doogliyo reexaan udgooniyo jooga ilo biyo leh baan ku arkee ilwaadeey aroos inaan galnaabaa arinkayguu uu yahee adigu may ila haysaa naf ilmayni awgaa kuu ooyi adigaa aday kuu ahaatee ila qabo hoo jacaylkani
Queue is empty
-- / --