VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Casiis idin sii barwaaqo - Lyrics

barbaar ku casuumanoo calafkuu uu isku cuga dhediina caashaqii ahaa wakaa caawaba hirgalay caruuskiinana dhacay casiis idin si barwaaqo labadaan kala cadhoon cisha qudha aan is waayin noqda curadayahoow is helay caadil isku kiin ilaali ku currta faysal iyo muunaay caruur aan caasi noqon jacayllki calaamaday yeelay waydinkaa cududii mideeyee caashaqa calankiisii taagtee casiis idin sii barwaaqo labadaan kala cadhoon cisha qudha aan is waayin noqda curadayahoow is helay caadil isku kiin ilaali
Queue is empty
-- / --