VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysa - Lyrics

hodaneey hargeysaay guryo hoodalleeyeey hida iyo wanaglaay waan kugu hirtaayoo waan kuuu hilooboo hoygaagaygibaa tee waadigaa hilaacee qayrkaa hiigsanayee geeska u horeeyee ducaan kugu hagoogay cadaw kuma haleelo nacab kuma hujuumee dhib illaahay kaa hay sida hogol da,aysaay haybad wacanidaayeey hadh qaboobidaayeey quruxdii halhayhaysak hawadaada kaliyaay cidi aanay heli karin hargeysaay halkii laygu dhalayee baralama huraneey aan ku haminayee hargeysaay ducaan kugu hagoogee cadaw kuma haleeloo nacab kuma hujuumee dhib illaahay kaa hay hargeysaa y
Queue is empty
-- / --