VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Idaa nooli kulantee - Lyrics

Kolka nacabku kaa soo dhaxgalo nadar jacalkii leh Nabbaduna cirkaas kaa tagtee Noqota reer waalan Naanees ku raacdiyo ka filo nabar ku soo gaaraa Balse uu nashuus soo dhaxgalo Naaqus kugu saaro Nabdiguiyo dareemana nin haga nudaha beerkaaga Nafsadana intuu kaa diloo Naafish kugu diiran Maantana naf qeebsiba ahoo Nagidaha ku raacshaa Waxa nolasha loo wada ordaa Guri nagi taaganee Nasiibna ma yeeshabaa Cishqaan niyad sami hayni Naxli la'i ku daayee idaa Nooli kulantee Kolka nuxur la fiirshiyo kolkaa naar afuu haysan Naqo iyo jacaykuba Naasku wada nuugi Aniguna nin nimadeedaadaa Nuuxsi kugu siiyay Balse aad nashaad Xariirka ii jirtee Naaxi gara wayday Kii neefsanaayaa Xubiga naxashka siisaartay Uba nool dartii Waakaa nuuxsi karin waaye Maantana naf qeebsiba ahoo Nagidaha ku raacshaa Waxa nolasha loo wada ordaa Guri nagi taaganee Nasiibna ma yeeshabaa Cishqaan niyad sami hayni Naxli la'i ku daayee idaa Nooli kulantee
Queue is empty
-- / --