VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midaan qalbiga - Lyrics

Midaan aaminaay Qalbiga Intaa kaligeed ku qaray Qarayn uga dhigay bogee Nolasha qurux iyo milkaha La qaybsaday baa tahee Miyaan qaxar iyo dhibiyo Carabba kuu quurayaa Adaa qayrka kaa xushoo Adaa qotan iyo lexaad Adaa qaab iyo hor joog Adaa qoolsami iyo adeec Habeen dheer qiimahoo Waxaa tahay qoys isku filan Sidaan qudha kuugu horay Sidaa bogga kuugu qoray Sidaan ilmo kuuga qubay Welibba rajo kaaga qabo Jacayl weeyaan aan qabo Inaa tahay gaari qalad Allahay anigaa qiree Qormada caashaqa yagleel Quruxdana nolashana hirgaay Dhankaadana qoyska ka qabo Adaa qoolsami iyo adeec Habeen dheer qiimahoo Waxaa tahay qoys isku filan
Queue is empty
-- / --