VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muna - Lyrics

hablaha gayigee geeskani afrikee quruxda gidigood guuluhu ku manaystay markaan isku geeyo gobolka marwadaan gabdhaha ka xushaay gaaridii dumarkee gob,odii nasabkaay gobaad tahee munay gudon kalgacaylka dookhaygii gayaanka gaar kaaga xushee gardaadshay xasuusta gacalo na mideeyay hadaan guri raysle gaaxdiisa ku maalno gallada rabi baa lleh gaaridii dumarkee gob,odii nasabkaay gobaad tahee miuunaay gudoon kalgacaylka
Queue is empty
-- / --