VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naf ku damqata - Lyrics

dareen baa igu lamaan adiga kuu diirnaxoo si daacada buu qalbigu wanaag kuula damacsan yahay wadnaha jiidh dubaaxiyo damiir baa kugu amree miyuu ku dagaa hankuba wixii kuu daran adiga qof baan ahay kuu damqada dadkana waan kaa jeclahay hadana dookhaaga iyo qofkaa calmataa dunida darmaan yahay kula jeclahay danigu wuxuu calmado inaan kula daydayana dahriga maankiyo niyada dadnimo faraybaa ku wayne waxaan kuu door bidaa inaad ku dakayso nolol waxaad damacdana qalbiga xaqiiq isagaa u dana qof baan ahay kuu damqada dadkana waan kaa jeclahay hadana dookhaaga iyo qofkaad calmataa dunida darmaanyahay kula jeclahay
Queue is empty
-- / --