VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Runta - Lyrics

Rafiiqdaan doortaayee Naftayda hadaadan rabin Anaa raali kaa ahoow Wadnaha raxan raad ku jira Rajo weli kaa qabaa Ruuxdaydaa ku weentahoo Jacaylkaynii ribaday Raadbuu kaga tagay qalbiga Qalbiga raadbuu kaga tagay qalbiga Haddu loo gaaran yahoo Oo inaad raali ua ahayn Hadayr kaa reesan waayay Adaa ii roon aniga Anaa kuu roon adiga Runta waa wada jirkeen Adoo rasmiyee ijecel Hadaan kaa roori jiray Hadayr kuma riixayee Waxaan raclo ku jiray Runta baradaan lahayn Qalbigaa rogrogay talo Waxii dhacay raali galin Rogaal colin kaga baxshayee Runtii rutnii rogaal celin kaga baxshee runtii Haddu loo gaaran yahoo Oo inaad raali ua ahayn Hadayr kaa reesan waayay Adaa ii roon aniga Anaa kuu roon adiga Runta waa wada jirkeen
Queue is empty
-- / --