VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Somali wayn - Lyrics

nugaal anigoon jiraan nuurkii soomaali wayn banaadir ka naawilaa naruuradaa taal bakol inaan ku nastaan dayaa hiiraan niyadaa rabtoo naftaa u huraa togdheer nudaan ku hayaa goldogob dalkoo nabadaan jeclahay dadkoo nagibaan sugaa soomaailda noogtayoo nidaam heshaybaan rabaa naqaa sool iyo sanaag ayaan ku neecawsadaa hargeysaan naf daadiyaa nalkaan u shidaa gedo jubaan naashnaashayaa booraman wali naadiyaa kuunool iyo mudug ayaan nacabkaa ka ilaaliyaa dalkoo nabadaan jeclahay dadkoo nagibaan sugaa soomaalidaa noogtayoo nidaam heshaybaan rabaa
Queue is empty
-- / --