VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

baradii darwiishkiyo barta geela lagu dhaqo buuhoodle iyo hawd baxsantii u dhalataay boqoradi hawenkaay barashadii dhexdeeniyo jacaylki ka beermaa igu baahay idilkay ubax bidhaan wanaagey baxnaanadii naftaydaay balankii aan dhiganiyo wacadkii ha baal marin bilaneey dareeniyo casharkii boodhari helay jeylaani ka bogsaday aniguu igu balaadhee wadnaha iyo beerkaad boholyoow kalgacal adi baan ku baafshaa bureeqadii haweenkaay ubax bidhaan wanagey baxnaanadii naftayday balanti aan dhiganayo wacadkii ha baal marin
Queue is empty
-- / --