VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeyga - Lyrics

caashaqu dhibaatiyo muu gaysan dhalanteed waxaad libinta dhawrtiyo wakhtigaad dhursugaysiyo maalintii ku dhaaftaa tii timid ma dheeraan dhaygag iyo wax yeelo wali dhiilka caashaqa waabay kamaad dhamin dadka ruuxa kugu dheer anaa ogiye dhaayuhuu ilmo dhaamisoo nugul nasiib dhawr kumuu odhan caashaqan ku dhaawacay dhaliil kuumasoo wado xili uu dayaxu dhacay dhaxantiyo qaboobaha midkii kugu dhex noolaa adoo dhugashada u jeel qaba dhinacaaga kamaad dayin ismaad odhan dhibanaha jacayl dagay
Queue is empty
-- / --