VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midhisho - Lyrics

midhishoo hogoli haysoo madheedhkiyo uubuxu muuqdoo midhaha xumbo daad sudaane marwaa nafta loo huraaayoo martaa cuudka loo godlayaa mirbaa hoy laga galaa maankayga waxaa kugu mudan aan maalno jacaylka oo mugdigii aan kasoo baxnee midhlay dadku seexdayoo mugdiyoo roob da,ayabaa anigu murugada jacayl ismoogi intaan u kaco melaan cidi jooginbaa muuqaaga ka raadiyaa maxamedow aawadaa muxibadaan ku qabaa anigu muraaqoonayaa maxaan cidlo kali hamiyayoo muuqaal riyo kuu arkaayoo masalo jacayl dhex maray muunaay waxa tahay muriyadoo meelaan cidi jooginbaa anigu murugoonayaa maankayga waxaa ku mudan aan maalno jacaylka oo mugdigii aan kaso baxnee maxaan muhashada aan qabo adoo meel dheer ku maqan inaad joogto modayaa muhmal inta lay isawiroo marnaba adigoon dhaway hareeraha mililcaaa maxameedoow aawadaa muxibadaan kuu qabaa anigu miraaqoonayaa
Queue is empty
-- / --