VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacaskiyo fariidkuba - Lyrics

nacaskiyo fariidkuba ninba nidarkuu galay siduu ugu nayaayiray ayuu ugu nimcaystaa nafsi kii dhitaystana naasnaasinaayee naxdin adiga kuu timid ana way iu nuduntee sideen kuu necbaadaa naqa roob ku noolihi neecowda kuma baxo ana waan u nugulahay fariidnimadu waxay tahay nabad guriga kuu taal nabad laguma doorsado naftu way ku jeceshe adna nudubi ha u noqon iyo nacab shisheeye ah
Queue is empty
-- / --