VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanaad jacayl - Lyrics

samsamey daraadaa habeen iyo maalin maseexdoo suntii jacaylkaa isaaqdoo waan kuu siloonee iisoo dhawoow sida layla iyo qays adoon i saluugin samaha aynu gaadhnee hurdada salashoo sahwi ku noole cishqiga ku sado samo ku baanooo naf u sooman awgaa jacaylkuna saablayda hoosiyo sadriga iyo laabtiyo salka uu dhigay wadnaha hurdada salashoo sahwi ku nooole cishqiga ku sadoo samaha ku baanoo iisoo dhawoow sida layla qaysa adoon isaluugin samaha aan wadaagnee samsamey daraadaa habeen iyo maalin maseexdoo suntii jacaylkaa isaaqdoo waan kuu siloonee iisoo dhawoow sida layla iyo qays adoon i saluugin samaha aynu gaadhnee hurdada salashoo sahwi ku noole cishqiga ku sado samo ku baanooo naf u sooman awgaa jacaylkuna saablayda hoosiyo sadriga iyo laabtiyo salka uu dhigay wadnaha hurdada salashoo sahwi ku nooole cishqiga ku sadoo samaha ku baanoo iisoo dhawoow sida layla qaysa adoon isaluugin samaha aan wadaagnee suusuubidaydaay siman saan san wanagey alaw yaa sadkaygiyo sawjadaydii kaa dhiga sahan saaka muuqdaa suldaan waa saban barwaaqo aroos saand wacaniyo saygaygii waan helay
Queue is empty
-- / --