VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Midh gargara - Lyrics

Inta aaney gaareyn gacanteydu meel sare, ciil igu gaboobiyo godobtaan tirsanayana cidi ii garaabeyn, Taladeydu geed dheer ha saarnato guudki adigana garaadka indhaha la galiyo ohobeey wax garashada waa lagugu gaabshe midh garaagara ha ii tarin aniga. Doqon baan gaf iyo garsho ugeystay hadiban abaalkana gudeynine ma Aar baa ninkii ganay libta kala galbanayaa Taladeydu geed dheer ha saarnato guudki adigana garaabta indhaha la galiyo ohobeey wax garashada waa lagugu gaabshe midh garaagara ha ii tarin aniga. Inta aaney gaareyn gacanteydu meel sare, ciil igu gaboobiyo godobtaan tirsanayana cidi ii garaabeyn, Taladeydu geed dheer ha saarnato guudki adigana garaadka indhaha la galiyo ohobeey wax garashada waa lagugu gaabshe midh garaagara ha ii tarin aniga.
Queue is empty
-- / --