VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Agoostaay - Lyrics

taariikhdu say tidhee sakaaladii gumaysiga maalintii la siibaay soo dhawoow agoostay maalintaan sida wacan usifaynay halgankaay aan saarnay calankaay soo dhawoow agoostay maalintaan sugaynee aan saadaalineynee aan usacab tumeynee sadrigey kutaalaa soo dhawoow agoostaay soo dhawoow agoostaay ayaanttii sinaantiyo sigihii xoriyadeed subaxaan ilownaay soo dhawoow agostaay anaguna sareediyo duco aad ubadan baan kuu soo sidnaayee soo dhawoow agoostaay maalintaan sugaynee saadaalinaynee aan u sacab tumaynee sidrigayga ku taalaay soo dhawoow agoostaay sanad guuro wacaneey sidigaa shan iyo toban siraad noo iftiimay soo dhawoow agoostaay subaxaad dhalataa farxad nala dul saaree soo dhawoow agoostaa maalintii sugaynee aan usacab utamynaay sidrigayga ku taalaa soo dhawoow agoostaay dharaartii saxnaydee saatirkeen nasiiyaay samo laga ajibaay soo dhawow agoostaay wadnahayga sudhantahee saableyda oofahaad sida sadar ku taalaa soo dhawoow agoostaay maalintaan sugaynee saadaalineynee aan usacab tumaynee soo dhawoow agoostaay
Queue is empty
-- / --